Wadada aada Xarumaha Wasaradaha Puntlanad oo Dayactir lagu bilaabay (Masawiro)

March 25, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Wadada aada Xarumaha Wasaradaha Puntlanad ayaa waxaa lagu bilaabay maanta  Dayactir Islamarkaana lagusaarayo Jidlaami ah.

Xarumo kale oo Bulshada howlo muhiim ah u haya ayaa dagan halka ay tagto wadadan la dhisayo waxaana kamid ah xarunta laanta socdaalka io jinsiyadaha oo laga qaato basaboorka soomaliga iyo hay,ada daryeelka dadka maatada ah. shacab kala duwan oo qaar ku tagi jiray gaadid qaarna maali jiray  lugahooda ayaa ku dhib qabay burburka jidkan xiliyada ay u danaysi tagan xarumaha dowlada.

Dowlada oo kaashanaysa shacabka ayaa qaaday talaabadan oo ka mid ah hormarka iyo dib u dhiska dalka ka socda Agaasimaha guud ee wasarada arimaha gudaha Maxamed Cali Nuur Juba oo aan kula kulmay xafiiskiisa ayaa sheegay dhismaha jidkan in uu muhiimad gaar ah u leyahay xarumaha halkan dagan iyo dhamaanba bulshada reer Puntland.

Magaalada Garowe oo caasimad u ah Puntland ayaa waxaa laga hirgaliay sanadihii ugu danbeeyay wadooyin laami ah kuwaaso kor u qaadaya bilicda magalada islamarkaana horseedaa hormar dhaqaale.

Halgan.net
Garoowe

 

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online