Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya oo u dhoofay Mareykanka

March 3, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhow ka amba baxay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho,iyagoo ku sii jeeda Dalka Mareykanka si ay uga qeybgalaan shir ka dhacaya magaalada (Washington DC).

Waxaa kamid ah wafdga ra’iisul Wasaaraha xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalaya shir looga hadlayay arrimaha wadamada soo koraya oo Soomaaliya ay kujirto ee sanadkan 2018ka,kaasi oo uu soo qaban qaabiyay Banggiga Adduunka.

Waxaa la filaya in Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ay kulamo kala duwan la yeeshaan madaxda ka qeybgalaysa shirkaasi,waxayaabaha ugu badan oo diiradda u saran wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa qeyb ka ah dadaalada Dowladda Soomaaliya ay ku doonayso in deymaha laga cafiyo.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online