Wasiirka Warfaafinta ee S/land oo ka hadlay Go’aankii dowladda Soomaaliya ee Dekkada Berbera.[Video]

March 3, 2018 - Written by Editor

Hargeysa:-Wasiirka Warfaafinta ee S/land  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu ka haday warsaxaafeed ka soo baxay dowladda fedraalka Soomaaliya kaas oo sharci daro ku tilmaamay heshiiskii ay kala saxiixdeen DP WORLD, Itoobiya & S/land,kuna saabsanaa dekkad magaalada Berbera.

Wasiirka Warfaafinta ee S/land  C/raxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo ayaa sheegtay in ay aad tahay wax laga xumaado warsaxaafadeed ka ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya, oo lagu joojinayo heshiiska ay wada gaareen S/land , DP WORLD iyo dalka Itoobiya laguna qayb sada saamiga dekkad Berbera.

Hoos ka Daawo shirka jar’aad ee Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online