Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka noqday mooshinkii Jawaari.[Video]

March 29, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo sheegay in tiradoodu ay tahay 100 Xildhibaan ayaa sheegay in ay ka noqdeen mooshinkii laga keenay Guddoomiye Jawaari, taas oo sababtay deganaasho la’aan siyaadeed ka dhex abuurtay madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Daawo Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo gaaray 100 oo ka noqday moshinkii Gudoomiye Jawaari.

Hoos ka akhriso Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Federaalka oo gaaray 100 oo ka noqday moshinkii Gudoomiye Jawaari

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online