Golaha Wasiiradda ee JFS oo ansixiyay qodobo Muhiima oo kala duwan
(April 19, 2018)
Muqdisho:-Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay Hubinta Tirakoobk
Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliye ku Xigeenka cusub ee Ciidanka darawiishta Puntland
(April 18, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali ayaa axaa uu magacaabay taliye kuxigeenka ciidanka Darawiishta Puntland waxaan uu u magacaabay Siciid Axmed Maxamed (Shoodhe) oo lagu badelay tali
Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Puntland.[Cod/Masawiro]
(April 18, 2018)
Boosaaaso:-Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo soo noqday wasiirka difaaca ee Jamhuuriyadii Dimoqraadiga ee Soomaaliya, ayaa kaga dhawaaqay magaalada Bosaso in uu yahay musharax u taagan xiilka Ma
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ka digtay bandhig heesood lagu qabanayo Muqdisho.[Video]
(April 18, 2018)
Muqdisho:-Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta waxa ay digniin ka soo saaray Bandhig Faneedyo la donayo in dhawaan lagu qabto magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, Gudoomiyaha Hay’adda
Madaxweynaha JFS Farmaajo oo kormeeray Kuliyadda Jaalle Siyaad (Masawiro)
(April 17, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabdillaahi Cali Caanood, Taliyaha Ciidanka Asluubta S
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo biloowday Tababarka tababarayaasha ee Waxbarashada Madaniga.[Masawiro]
(April 17, 2018)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa maanta biloowday tababarka tababarayaasha Saraakiisha Sare ee Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastu
Madaxweynaha Puntland Abdiwali Mohamed Ali Gaas oo waraysi siyey Idaacadda VOA.[Dhagayso]
(April 17, 2018)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Abdiwali Mohamed Ali Gaas ayaa sheegey in dowlada Imaaraadka Carabta ay howlo muhiim ah ka wadaan deegaanada Puntland kuwaas oo ay adag tahay in ay shacabka iyo maamulk
Madaxweyne Gaas ”Puntland ma jirto cid kale oo ay ku bedelanayso taageerada dowladda Imaaraadka Carabta.”[Video]
(April 16, 2018)
Boosaaaso:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saaka waxaa uu booqasho ku tegay Saldhiga ciidamada badda Puntland PMPF ay ku leeyihin duleedka magaalada Boosaaso waxaan uu
Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkii Shirkii Jaamacadda Carabta ee Dahraan
(April 16, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shir-madaxeedka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Al-Dahraa
Afhayeenkii Shuurada Xisbul Islaam Ismail Cadow oo caawa lagu dilay Muqdisho
(April 15, 2018)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa caawa koox hubaysan ay ku dishay xaafadda Oodweyne ee degmada Deyniile Afhayeenkii hore ee golaha shuurada ee Xisbul Islaam Sh Ismail Cadow oo 2 sano ee ugu danbee

Next Page »