Nadwadii 16aad Ee Ka socotay Masjidka Al-Rowda Bosaaso oo gashay Habeen kii 2aad .(Masawiro)
(April 10, 2018)
Boosaaso:-Waxaa Masjidka Alrowda ee magaalada Boosaaso si habsami ah uga socota nadwadii sanadlaha ahayd oo gashay habeenkii labaad waxaana darsiga qaybtiisa hore soojeedshay Sh Maxamed Macalim Axmed
Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku dhiirri gelinayaa Mudane Jawaari in uu halkiisa ka sii wado dadaallada uu ku bixinayo dowlad dhisidda Soomaaliya”
(April 10, 2018)
Muqdisho, 10ka Abriil, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Guddoomiye Jawaari, tanaasulka uu sameeyey iyo go'aanka shuruud la
Hagaajinta Qoyska Muslimkaa Sh Axmed Daahir Nadwadii 16aad Masidka Al-Rowda Bosaso.[Video/Masawiro]
(April 10, 2018)
Nadwadaan oo ah tii 16aad oo xiriir ah ee ka dhacda magaalada Bosaaso Gaar ahaan Masjidka Al-Rowda  waxaana sanadkaan ka qayb qaadanaya Qaybo kamid ah  Culimada waawayn ee Somalida Waxaana&n
Nadwo cilmiyeedkii 16aad oo xalay ka bilaabatay Masjidka Rowda ee Boosaaso.[Video]
(April 10, 2018)
Boosaaso:-Waxaa xalay si rasmi ah uga bilowday masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Nadwo Cilmiyeedkii 16 aad waxaan Nadwadaan soo qaban qaabiyey Mu’sasada Al-Minhaaj ee haru