Madaxweyne Gaas ”Puntland ma jirto cid kale oo ay ku bedelanayso taageerada dowladda Imaaraadka Carabta.”[Video]
(April 16, 2018)
Boosaaaso:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saaka waxaa uu booqasho ku tegay Saldhiga ciidamada badda Puntland PMPF ay ku leeyihin duleedka magaalada Boosaaso waxaan uu
Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkii Shirkii Jaamacadda Carabta ee Dahraan
(April 16, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shir-madaxeedka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Al-Dahraa