Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo Tababar Heer Sare ah ku soo xiray Muqdisho[Masawiro]
(April 20, 2018)
Muqdisho:-Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa maanta soo xiray Tababarka Tababarayaasha Saraakiisha Sare ee Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelint
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Kulan La qaatay Bulshada Rayidka ah ee ku dhaqan Gobolka Barri.[Masawiro]
(April 20, 2018)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19 April 2018 waxaa uu magaalada Boosaaso kaga qaybgaley kulan ay soo qaban qaabiyeen maamul