Madaxweynaha ku xigeenka Puntland oo raali gelin ka bixiyey gaf uu u geystay Hay’adda culimada Soomaaliyeed.[Dhagayso]
(April 26, 2018)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku-simaha madaxweynaha Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar oo shalay ka hadlayey shirkii amniga Soomaaliya ayaa raali-gelin ka bixiyey hadal xadgudub ah oo
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo joojisay heshiiskii Shirkadda SKA
(April 26, 2018)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay War-saxaafadeed ka soo saartay heshiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA waxaan warsaxaafeedka lagu xusay in heshiiskaas la laalay. Hoos