Madaxweyne Farmaajo “Waxaan Beledweyne u imid in aan idin la qeybsado xanuunka iyo dhibka aad ku jirtaan”[Masawiro]
(April 30, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta booqday magaalada Beledweyne ayaa sheegay in xaalad bini-aadamnimo oo aad u daran ay ka jirto
Tacsi:Maxamuud Geelle Cumar oo dalka Denmark ku Geeriyooday.
(April 30, 2018)
Denmark:- Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun, Maxamuud Geelle Cumar ayaa xalay  ku geeriyooday magaalada Copenhagen ee xarunta Denmark.Adeer  Maxamuud Geelle Cumar ayaa Xanuunsanaa isb
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo doortay Gudoomiyaha Golaha Shacabka.
(April 30, 2018)
Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka ee DFS ayaa maanta doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka waxayna u doorteen Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo horey u ahaa wasiirka G/dhiga ee DFS doorashada ayaa k