Culimadda Al Amru bil macruuf oo ku baaqday in laga qeybqaato barnaamijka Afuri walaalka Muslimka

April 29, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Dhammaan Muslimiinta jecel in ay la baxaan hantida Alle siiyey bisha barakaysan ee Ramadan, dhammaan dadka jecel in ay afuriyaan walaalahooda  a Sooman ,oo aan haysan waxay ku afuran  Waxaa lala socodsiinayaa in Jamciyadda alamrubilmacruf  wannahi canilmunkar ay qorshaysay in ay uruuriso lacagaha iyo raashinka ay bixinayaan walaalaha jecel inay ka qayb qaataan afurinta walaalahooda sooman oo aan haysan waxay ku afuraan bisha Ramadan ee barakaysan, qorshahaan waxay jamciyaddu samaysaa sanad kasta waxaana loo yaqaan “

AFURI WALAALKAAGA SOOMAN”. Malitii $ 3doolar

Haddaba walaalaha danaynaya inay Alle ugu dhawaadaan afurinta walaalahooda sooman waxay ku soo aadin karaan lacagta ay la baxayaan:

 Ama  Golis     account    =   401229            account =    E dahab         44844

. ama sahal  7744524 / 7724462 / 7746674

Ama  akoon   -676977-                                  dahabshiil -1831

Walaalayaal, innaga oo dareensan ajarka faraha badan oo la gahelayo afurinta walaalkaaga  sooman   ayaa waxaa laga codsanayaa walaalaha in ay qayb lixaadle ka qaataan shaqadan

Jamciyaddu waxay diyaarisay sidoo kale dhammaan agabkii, qalabkii ay ku afuri lahaayeen dadkaasi, iyadoo sidoo kale diyaarisay dadkii raashinka samayn lahaa iyo xarumo loogu talagalay inay dadkaas ku afuraan.

Wixii faahfaahina oo arintaan ku saabsan waxaa laga xiriiri karaa guddiga hawsha oo kala ah:

  1. Yaasiin Cabdullahi Cali 7 724462
  2. Jaamac Siciid 7 754585
  3. Maxamed Xamari 7 746674
  4. farax cabdi jamac 7746375
  5. Sh,Cabdi xirsi cali botaan                           7746832
  6. Email afuriwalaalkaagasooman@gamail.com   00252-5-843583             

Musast Al-Minhaaj Faraca Garoowe
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2018
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online