Dowladda Federaalka Soomaaliya oo joojisay heshiiskii Shirkadda SKA
April 26, 2018 - Written by EditorMuqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay War-saxaafadeed ka soo saartay heshiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA waxaan warsaxaafeedka lagu xusay in heshiiskaas la laalay.
Hoos ka Akhriso warsaxaafeedka Dowladda Federaalka Soomaaliya Shirkadda SKA
A/cawaale
Halgan.net