Gudoomiyaha JFS oo ka horyimid shaqo joojinta lagu sameeyey Xoghayaha guud ee golaha Baarlamaanka
April 2, 2018 - Written by EditorMuqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxaa uu kaga horyimid shaqo joojin lagu sameeyey Xoghayaha Guud ee Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya C/kariin Xaaji Cabdi Buux, waxaan shaqo joojinta ku sameeyey Guddoomiye kuxigeenka 1aad Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey.
Hoos ka Akhriso warsaxaafeed ka soo baxday Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
A/cawaale
Halgan.net