Jawaari oo ka hadlay wixii maanta ka dhacay Xarunta Golaha Shacabka (Daawo)

April 4, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay wixii maanta ka dhacay xarunta Golaha Baarlamaanka DFS sheegay in Saakay loo diiday in uu xarunta ku taggo gaadiidkiisa, islamarkaana uu xarunta Golaha Shacabka ku yimid mar danbe isaga iyo 11 askar ilaalo u ah.

Jawaari ayaa beeniyay in ciidamo taageersan ay la wareegeen xarunta golaha Shacabka waxaana uu sheegay in ay tahay war aan sax ahayn.

Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Jawaari ayaa Taliyeyaasha ciidamada  ugu baaqay in aysan ku dhexmilan siyaasadda wuxuuna ugu baaqay in ay ka dhaqeeyaan amniga

Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku eedeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka in uu saakay uu  ciidamo  ku qabsaday golaha shacabka.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2018
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online