Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Sanca

April 4, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay caawa fiidkii.gaar ahaan Isgoyska Sanca waxaana qaraxa uu geystay khasaaro kala duwan. Qaraxan oo nuuciisa uu ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa la sheegay bartilmaameedkiisa in uu ahaa gaari uu la socday Guddoomiye ku xigeenka Degmada Dayniile Axmed Nuur.

Guddoomiye ku xigeenka degmada Dayniile Axmed Nuur ayaa ka badbaaday qaraxa lagu weeraray balse waxaa qaraxa wax ku noqday shacab raiyd ah Ugu yaraan 4 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay in ka badan 7 kalane wey ku dhaawacmeen .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2018
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online