Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay khilaafka ka dhex aloosan madaxda dowladda Federaalka
April 5, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Wasiirada ee dowlada Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin amniga, xaaladaha bani’aadanimo iyo xiisada siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Muqdisho.
M_M Deeq
Halgan.net