Goorta ay dhaceyso Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la shaaciyay

April 22, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka ee shalay la doortay ayaa waxay kulan ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxaana kulankooda ay ka soo saareen oo ay sheeciyeen Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ,Shuruuda Musharaxiinta iyo wakhtiga doorashada Gudoonka Golaha Shacabka DFS .

Ugu dambeyntii qaraal ay u qeybiyeen saxaafada Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka DFS ayaa waxay ku sheeciyeen xila la qabanayo doorashada gudoomiyaha baarlamaanka DFS oo ku aadan 30-ka April 2018.

Hoos ka Akhriso Warmurtiyeed ay soo saareen Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka DFS

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2018
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online