Ra’iisul Wasaaraha JFS oo shir gudoominaya shir looga hadlayo dhisidda amniga Soomaaliya oo ka furmay Brussels
(May 2, 2018)
Belgium:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, si uu uga qeyb galo shirka looga hadlayo guud ahaan ammaanka
Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka oo dhawaan la qaban doono magaalada Muqdisho
(May 2, 2018)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madax banaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay si wadajir ah u