RW Kheyre oo Booqasho ku tagay xarunta dhexe ee Maamulka Hawada (Masawiro)
(May 9, 2018)
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeeray xarunta dhexe ee maamulka Hawada Soomaaliya, si uu ugu kuur galo howlaha muhiimka ah ee xaruntaas
Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadaha oo lacag deeg ah ku wareejiyay Maamulka Gedo[Masawiro]
(May 9, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar) oo ah gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha ayaa waxa uu maanta lacag garga
Madaxweynaha Dowladda Puntland Ayaa Qasriga Madaxtooyada ku Qaabiley Wafti Ka Socdey Hay’ada UNFPA.[Masawiro]
(May 9, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikdu tahay 9 May 2018 waxaa uu qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabiley madax kasoco