Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Tahniyad iyo Baaq u dirtay Umada Soomaaliyeed (Akhriso)
(May 17, 2018)
Muqdisho:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa tahniyad iyo baaq u dirtay Umada Soomaaliyeed tahniyada oo ku aadan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan ,Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ugu ba
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Booqdey Dhaawicii Ciidamada Difaaca Puntland.(Masawiro)
(May 17, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 17 May 2018 waxaa uu Hospitalka Guud ee Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland ku booq
Madaxweynaha Puntland oo Dib Ugu Soo Laabtay Caasimada Puntland ee Garoowe.(Masawiro)
(May 17, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa Maanta 17 May 2018 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Puntland. Madaxweyna
Golaha Wasiirada JFS oo ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada (Masawiro)
(May 17, 2018)
Muqdisho:-Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada, iyada