Golaha Wasiirada Puntland oo ka hadlay Colaada Tuka Raq iyo Shirkii Baydhabo
(May 19, 2018)
Garoowe:-Shir deg deg ah oo ay maanta yeesheen Golaha Xukuumadda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweyne Cabdiwali Gaas ayaa looga hadlay dagaalka Puntland iyo Somaliland ee ka socda deegaanka Tuk
Puntland oo beenisay Warqad la sheegay in loo diray Madaxweyne Farmaajo (Warsaxafadeed)
(May 19, 2018)
Garoowe:-Maamulka Puntland ayaa xalay wuxuu beeniyey Warqad la sheegay in loo diray Madaxweynaha JFS Mr Farmaajo waxayna ku shegeen qoraalka in uu yahay  been abuur  lagu baahiyaay Baraha Bu
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(May 19, 2018)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay m