R/W Ku-xigeenka JFS oo ugu baaqay Puntiland iyo Somaliland in Colaada la joojiyo
(May 21, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ugu baaqay Somaliland iyo Puntiland in ay joojiyaan dagaallada, wixii khilaaf ah
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo oo Shir jaraa,id ku qabtay magaalada Garoowe(Dhageyso)
(May 21, 2018)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) ayaa goordhow shirjaraa,id ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana uu si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay