Ciidamo ka tirsan DFS qarax lagula eegtay Degmada Afgooye
(May 22, 2018)
Afgooye:-Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maanta qarax lagula eegtay degmada Afgaooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxa oo uu fuliyey qof is-miidaamiyey oo watay baabuur nooca raa