Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo Hambalyo u dirtay umada Soomaliyeed

May 16, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah waxay ugu hambalyaynaysaa dhamaan umadda Muslimka ah, gaarahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, iyagoo ugu baaqaya in laga faa’idaysto bishaas qiimaha weyne leh, isla markaasna laga dhawrsado dhammaan dunuubta iyo xumaha Allaahna loo toobad keeno.

Halgan.net ayaa waxaa soo qaaray Nuqul ka mid ah Bayaanka Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ay hambalyada ugu dirtay Umada Soomaaliyeed.

Halgan.net
Muqdisho

Leave a comment

*

Archives
May 2018
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online