Gudiga Difaaca Puntland oo War Ka Soo Saaray Colaada gobalka Sool (Daawo)
(May 23, 2018)
Garoowe:-Guddiga Difaaca ee dawladda Puntland ee loo xilsaaray arrimaha gobalka Sool ayaa maanta shir jaraa’id waxay ku qabteen magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland waxayna baaq u direen s
Dowlad Goboleedyada oo kasoo horjeestay sharci ay waddo DFS (Akhriso).
(May 23, 2018)
Muqdisho:-Wasiirada Wasaaradaha Howlaha Guud ee maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa soo saaray war saxaafadeed wadajir ah oo ay uga soo horjeedaan hindise sharciyee
Ciidamo ka tirsan DFS qarax lagula eegtay Degmada Afgooye
(May 22, 2018)
Afgooye:-Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maanta qarax lagula eegtay degmada Afgaooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxa oo uu fuliyey qof is-miidaamiyey oo watay baabuur nooca raa
R/W Ku-xigeenka JFS oo ugu baaqay Puntiland iyo Somaliland in Colaada la joojiyo
(May 21, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ugu baaqay Somaliland iyo Puntiland in ay joojiyaan dagaallada, wixii khilaaf ah
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo oo Shir jaraa,id ku qabtay magaalada Garoowe(Dhageyso)
(May 21, 2018)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) ayaa goordhow shirjaraa,id ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana uu si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay
Golaha Wasiirada Puntland oo ka hadlay Colaada Tuka Raq iyo Shirkii Baydhabo
(May 19, 2018)
Garoowe:-Shir deg deg ah oo ay maanta yeesheen Golaha Xukuumadda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweyne Cabdiwali Gaas ayaa looga hadlay dagaalka Puntland iyo Somaliland ee ka socda deegaanka Tuk
Puntland oo beenisay Warqad la sheegay in loo diray Madaxweyne Farmaajo (Warsaxafadeed)
(May 19, 2018)
Garoowe:-Maamulka Puntland ayaa xalay wuxuu beeniyey Warqad la sheegay in loo diray Madaxweynaha JFS Mr Farmaajo waxayna ku shegeen qoraalka in uu yahay  been abuur  lagu baahiyaay Baraha Bu
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(May 19, 2018)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay m
Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Tahniyad iyo Baaq u dirtay Umada Soomaaliyeed (Akhriso)
(May 17, 2018)
Muqdisho:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa tahniyad iyo baaq u dirtay Umada Soomaaliyeed tahniyada oo ku aadan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan ,Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ugu ba
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Booqdey Dhaawicii Ciidamada Difaaca Puntland.(Masawiro)
(May 17, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 17 May 2018 waxaa uu Hospitalka Guud ee Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland ku booq

« Previous PageNext Page »