Puntland oo warsaxaafeed ka soo saartay mar kale colaada ka aloosan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool

May 27, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu ka dhacay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Shirka Golaha wasiirada Puntland ayaa waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga, colaada ka jirta deegaanka Tukaraq ee maalmihii u danbeeyey uu dagaala ku dhex maray maamulka Puntland iyo kan S/land ,Culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay Madaxda Puntland & Sland marar fara badan in si deg deg ah loo joojiyo colaada ka soo cusboonaatay Gobolka Sool lagana fogaado dagaal sokeeyey oo dhiiga muslinka ah uu ku daato arrinkaas oo ah mid ay xarintay diinta Islaamka.

Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedkii ka soo baxay Shirkii Golaha wasiirada Puntland.

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,344 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>