Cabdikariin Qalbi-Dhagax oo la sii daayey.[Dhagayso]

June 28, 2018 - Written by Editor

Addis:-Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax oo ahaa sarkaal ka tirsan ururka ONLF oo ay bishii August ee sannadkii hore dawladda Soomaaliya u gacan gelisay dawladda Itoobiya ayaa maanta laga sii daayey xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa.

Suldaan Fawzi Maxamed Cali oo ka mid ah hoggaamiyayaasha dhaqanka ee Soomaalida Itoobiya oo ka mid ahaa hoggaamiyayaahsii loo sii daayey Qalbi Dhagax ayaa Haaruun Macruuf uga warramay sii daynta Qalbi Dhagax.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,667 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>