Culumada Soomaaliyeed oo ku sugan Mecca oo Bayaan ka soo saaray Colaada Sland iyo Puntland.(Masawiro)

June 9, 2018 - Written by Editor

Mecca:-Culumada Soomaaliyeed oo ku sugan dhulka barakeysan ee Mecca ayaa bayaan iyo baaq u diray Maamulada S/land iyo Puntland baaqaas oo ku aadan colaada ka dhex aloosan labada Maamul gaar ahaan deegaanada Sool.

Culumada ayaa u yimid dhulka Barakeysan in ay gutaan Cumra waxaana ay kulan ku yeesheen magaalada Mecca culumada ayaa isaga yimid dhamaan dalka gudahiisa iyo dibadiisa .

Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray Nuqul ka mid ah Bayaanka iyo baaqa Culumada ay u direen Maamulada S/land iyo Puntland iyaga oo ka codsaday labada Maamul in ay alle ka baqaan oo ay joojiyeen colaada ayna daadin Dhiiga dadka Muslinka ah.

Hoos ka Daawo Culumada Soomaaliyeed oo ku sugan Mecca oo Bayaan ka soo saaray Colaada Sland iyo Puntland.

.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2018
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online