Halgan.net oo shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynaysa Munaasabadda Ciidul Fidriga.

June 14, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Maamulka Shabakada Halgan.net ayaa shacabka muslimiinta meel walba oo ay joogaan gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeynayaan Munaasabada Ciidul Fidriga waxaana alle dhamaanteen ka baryeynaa in uu naga aqbalo acmnaashii aan soo gudanahy bisha Ramaadaan .

Maamulka iyo dhamaan Shaqaalaha Halgan.net waxay shacabka Soomaaliyeed ee muslinka ah ay la qeybsaneysaa Farxada Ciidul Fidriga waxaana alle uga baryeynaa in uu ka dulqaado dhibka ay ku hayaan cadowga umada Soomaaliyeed ee u diidan nabada iyo horumrka.kana saaro ciidamada Shisheeye ee dalka dhibkiisa qeybta ka ah .

Waxaan Sidoo kale alle uga baryeynaa Umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah in alle uu Mideeyo quluubtoodana alle isku soo jeediyo wixii codaw u ahna uu ka qabto gaar ahaaan kuwa magaca diineed ku dhameeyey umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah. Aaaamiin

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2018
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online