Raiisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali oo soo gaaray magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(June 16, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Raiisul Wasaaraha
Sh Cali Warsame oo si adag uga Hadlay colaada u dhexaysa S/land iyo Puntland.[ Video]
(June 16, 2018)
M_M_Deeq Halgan.net
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Salaada Ciidul Fidriga La tukaday Shacabka Casimada Garoowe.[Masawiro]
(June 15, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka subax nimadii 15 June 2018 La tukaday salaadii ciidul fidriga shacabka ku dhaqan caasimada Dawladda Puntland ee Magaa
Madaxweynaha JFS oo Hambalyo ku aadan Ciida u diray Umada Soomaaliyeed (Daawo)
(June 14, 2018)
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciid-ul-fitriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah. [playlist typ
Ra’iisul Wasaare Khayre oo ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul-Fidriga
(June 14, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Munaasabadda Ciidul-Firdiga ugu Hambalyeeyay dhammaan Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ee soo d
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo caawa 14 June 2018 shaaciyey in maalinimada berrito 15 June ay tahay ciid.[Dhagayso]
(June 14, 2018)
[ngg_images source="galleries" container_ids="2704" display_type="photocrati-nextgen_basic_thumbnails" override_thumbnail_settings="0" thumbnail_width="600" thumbnail_height="800" thumbnail_crop="1" i
Halgan.net oo shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynaysa Munaasabadda Ciidul Fidriga.
(June 14, 2018)
Garoowe:-Maamulka Shabakada Halgan.net ayaa shacabka muslimiinta meel walba oo ay joogaan gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeynayaan Munaasabada Ciidul Fidriga waxaana alle dhamaanteen
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Culumada Soomaaliyeed (Masawiro)
(June 13, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa la kulmay dalladaha ay ku midaysanyihiin culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay culumada diinta i
Madaxweynaha Puntland oo Xilka Qaadis Ku Sameeyay Agaasimayaasha Hay’adaha PSS iyo PIA
(June 13, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto uu xilkii kaga qaaday Agaasimayaasha Hay’adaha PSS iy
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xadhiga Ka Jarey Waddada Wasaaraddaha ee Dowladda Puntland.
(June 10, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taarikhdu tahay 10 June 2018 ayaa waxa uu xadhiga ka jaray waddada Wasaaraddaha ee Dowladda Puntland, waddadaas oo laga hi

« Previous PageNext Page »