Xukunka Iibsiga Guryaha dalalka Reer Galbeedka Sh Fagare VS Sh Bashiir Shiil [Daawo]

July 12, 2018 - Written by Editor

Toronto :-Masaail ku saabsan gadashada Guryaha ee dalka Canada ayaa waxay dhalisay buuq iyo jahwareer dadka ku dhaqan wadamada reer galbeedka waxaana  masaaisha ka hadlay culumada ku dhaqan dalka Canada oo ku kala aragti duwanaaday. Waxaa markii ugu horeeyey ka hadlay gadashada Guryaha Sh.Abdi Hersy Fagare isaga oo u baneeyey iibsiga guryaha wuxuuna sabab uga dhigay dhibaatada heysta jaaliyada Soomaaliyeed gaar ahaan leynta dhalinyarada Soomaaliyeed ee Canada .

Hoos ka Daawo Sh Abdi Hersy Fagare oo ka hadlaya iibsiga Guryaha dalka Canada

Sheekh Bashiir Shiil ayaa sidoo kale ka hadlay iibsiga guryaha dalka Canada isaga oo sheegay in ay xaaran tahay lana ogaleyn oo ay tahay ribo.

Hoos ka Daawo Sheekh Bashiir Shiil oo ka hadlaya Guryaha laga iibsado dalka Canada iyo in ay tahay xaaraan ribo ah.

Halgan.net
Canada

Leave a comment

*

Archives
July 2018
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online