Dawladda Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay xaalada guud DDSI

August 13, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Dawladda Puntland waxay ka xun tahay xaalada amni ee ka aloosantay Dawladd Deegaanka Soomaalida Itoobiya ( DDSI) iyo isbadelada sababay dhimasho, dhaawac iyo hanti bur bur dhaqaale, sidoo kale Dawladda Puntland waxay ka xun tahay dagaalada ahliga ah ee ka dhex qarxay Qowmiyaddaha Soomaalida iyo Oromada, arintaas oo ah mid laga murugoodo in ay maanta shacab aan waxba galabsan dhimanayaan.

Hoos ka Akhriso Dawladda Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay xaalada guud Dawladd Deegaanka Soomaalida Itoobiya ( DDSI)

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,671 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>