Gudiga Difaaca Puntland Oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay Garoowe(Daawo)

August 19, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Gudiga difaaca dowladda Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland waxaana ay ka hadleen wufuud ka socotay beesha caalamka oo u kala dabqaadayey xiisada ka dhex aloosan Puntland iyo Somaliland.

Wasiiradda wasaaraddaha warfaafinta iyo arrimaha gudaha ee dowladda Puntland oo saxaafada la hadlaya ayaa beeniyey warar sheegaya in wadahadalo in somaliland iyo Puntland u socdaan waxaana arinkaas beeniyey Gudiga Difaaca Puntland .

Dhanka kale Wasiirka aarimaha gudaha Puntlnad Cabdulaahi Cali Timacade ayaa sheegay in dowladda iyo issimada gobolka Puntland ay u sheegeen IGAD iyo QM in nabad ay rabaan balse ay Somaliland ha ku laabato deegaanka Oog ee gobolka Sool.

Xiisada u dhexeysa Somaliand iyo Puntland ayaa wili taagan waxaana Puntland ay ciidamo ku daabuleysaa deegaanka Tuka Raq.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2018
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online