Madaxweyne Gaas oo ka tacsiyeeyey Masuuliyiin ku dhimatay qaraxii ka dhacay Buuhoodle

August 2, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas waxaa uu  ka Tacsiyeyey  Geeridii ku timid Alle ha u naxariistee  Cabdifataax Maxamed Cali iyo Axmed Maxamed Doolaal.  oo xalay ku geeriyooday qarax lala beegsaday, iyagoo ku sugan Degmada Buuhoodle ee Gobolka Cayn,kuwaas oo ahaa siyaasiyiin reer Puntland ah.

Hoos ka Akhriso Madaxweyne Gaas oo ka tacsiyeeyey Masuuliyiin ku dhimatay qaraxii Buuhoodle

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
August 2018
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online