Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo ka tacsiyeyey geerida ku timid C/ifitaax Maxamed Ali iyo Axmed Maxamuud Doolaal

August 3, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar oo la hadlay Puntland-TV ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Cabdifitaax Maxamed Cali iyo Axmed Maxamuud Doolaal oo habeennimadii khamiista ku nafwaayey qarax lagula beegsaday degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, waxaana uu qaraxaasi ku eedeeyay maamulka gooni u goosadka ah ee Hargeysa.

Hoos ka Daawo Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo ka tacsiyeyey geerida ku timid C/ifitaax Maxamed Ali iyo Axmed Maxamuud Doolaal

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2018
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online