Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamed Cumar oo xabsi loo taxaabay (Masawiro+Video)

August 27, 2018 - Written by Editor

Ciidamada amaanka ee dalka Itoobiya ayaa xabsi u taxaabay madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar (Cabdi Iley). Sida ay Baahisay Warbaahinta dalka Itoobiya waxaa saaka la xiray Madaxweynihii DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ka dib Markii shalay ay Xasaanadda ka qaadeen xildhibaanada Baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida.

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in tilaabo adag laga qaadi doono Cabdi Maxamuud Cumar ka dib markii lagu eedeeyey amar diido iyo gabood fal.

Dowlada Itoobiya ayaa in badan ku shaqeysanaysay Madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamed Cumar isaga oo tacadiyo badan u geystay shacabka ku dhaqan dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2018
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online