Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliy oo dib ugu laabtay Muqdisho

August 8, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu dhowr cisho uu safar ku joogay dalka Sudan. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa intii uu ku sugnaa dalka Sudan waxaa uu ka qayb galay shirka urur goboleedka IGAD ee lagu qabtay dalka Sudaan.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa si wanaagsan loogu soo dhaweyey dalka Sudan waxaan uu la kulmay madax kale duwan oo ka tirsan dowladda Sudan.

Shirkii IGAD ee ka dhacay dalka sudan ayaa waxaa looga hadlay arrimaha nabadgelyo ee dalalka ku bahoobay IGAD iyo weliba heshiiskii dhexmaray dhinacyada colaad ka dhex aloosan tahay ee Koonfurta Sudan

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2018
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online