Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya.[Video]

August 7, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku soo bandhigay magaalada Muqdisho Sarkaal ay sheegeen in uu ka tirsanaa Al-shabaab uuna ka soo goostay. Sarkaal kaan ka soo goostay ururka Al-shabaab ayaa magaciisa ku sheegay Abdirahmaan Xuseen Wardheere oo loo yaqaanay Bilaal , Bilaal ayaa waxaan uu xusay in uu urruka Al-shabaab ku biiray 2005-tii uuna noqday Taliyaha gurmadka u qaabilsanaa Al-shabaab uuna ka tirsanaa Al-shabaab mudo dhan 12 sano.

Abdirahmaan Xuseen Wardheere oo loo yaqaanay Bilaal oo ka sheekeeyey sababta uu uga soo goostay Al-shabaab ayuu waxaa uu sheegay in markii ay u cadaatay in ciidanka Al-shabaab ay dadka Soomaaliyeed dilaan xoolahoodana ay dhacaan iyagoona wax maxkamada ah aysan xukumin iyo weliba qaraxii ka dhacay Zoobe oo dad badan oo shacab ah ay lagu dilay uu go’aansaday in uu ka baxo ururka Al-shabaab oo in mudo ah uu ka tirsanaa

Hoos ka Daawo Cabdirahmaan Xuseen Wardheere oo loo yaqaanay Bilaal oo la hadlay saxaafadda dowladda federaalka Soomaaliya

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2018
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online