Sh.C/ laahi Cali Cumar Maareeye ku xigeenka shirkada Golis oo Boosaaso lagu dilay

August 7, 2018 - Written by Editor

Waxaa Caawa lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari alaha u naxariistee C/ laahi Cali Cumar oo ahaa mareeye ku xigeenka shirkada Golis wuxuuna ka mid ah Ducaada ugu Muhiimsan magaalada Boosaaso .

C/ laahi Cali Cumar ayaa waxaa la dilay salaadii cishe ka dib waxaana lagu dilay dhabarka danbe ee Shirkada Golis ilaa haatan lama garanayo cida dishay.

Ciidamada amaanka ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa soo gaaray goobta lagu dilay C/ laahi Cali Cumar alaha u naxariisto  waxaya ka bilaabeen baaritaano.

Halgan.net
Boosaaso

Leave a comment

*

Archives
August 2018
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online