Sirdoonka Itoobiya iyo Dhiibistii Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax (Dhageyso)

August 14, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Toddobaadka dambe waxay ku buuxdaa sannad markii dawladda Soomaaliya ay dawladda Itoobiya u gacan gelisay sarkaalka ururka ONLF ee Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax. Dhiibistaasi waxay dawladda u abuurtay qalalaasihii siyaasadeed ee ugu weynaa sannadkaas tan iyo markii ay xukunka qabatay.

Isbeddellada ka dhacay Itoobiya ayaa keenay in ugu dambayn xabsiga laga sii daayo Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax iyadoo dawladda Itoobiya ay liiska argagixisada ka saartay ONLF.

Hase yeeshee sida ay ogaatay idaacadda VOA Cabdikariim Qalbi Dhagax waxa kale oo uu ka mid ahaa saraakiil ka tirsan ONLF ah oo bartilmaameed u ahaa shirqool khaarajin ah, sida ay muujinayaan diiwaannada maxkamadaha Soomaaliya. Waa kan Haaruun Macruuf iyo Barnaamijkii Galka Baarista.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2018
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online