Madaxweynaha Puntland iyo Wefti Uu Hogaaminayo oo u Ambabaxay Kismaayo
(September 2, 2018)
Garoowe:-Madaxweynahaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 02 Sep 2018 u ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaadhka ah ee maamulka Jubba