Madaxweynaha Puntland ka tacsi yadeeyey geerida ku timidSuldaan Xasan Cali Jibriil.
(September 21, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa yy tacsi u diray ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday Suldaan Xasan Cali Jibriil oo askari ka mid ah ciidamada Puntland uu g
Suldaan Xassan Cali Jibriil oo lagu dilay duleedka degmada Badhan ee Gobolka Sanaag
(September 21, 2018)
Badhan:-Allaha u naxariisto Waxaa maanta gacan ka xaqdaran ku dishay meel u dhexeysa Badhan iyo Hadaaftine Suldan Xasan Cali Jibriil , Suldaanka ayaa waxaa dilay askari ka tirsan ciidanka daraawiishta