Golaha Walaalaynta iyo Qabyaalad diidka oo baaq nabadeed u diray beelaha ku diriraya Gobolka Sool
(October 23, 2018)
Garoowe:-Waxaan ugu baaqaynaa isimada, cuqaasha, siyaasiyiinta, culimada iyo dhammaan waxgaradka beelaha Qayaad iyo Bah-ararsame inay si wadajir ah ugu istaagaan joojinta dagaalada xasuuqa iyo dab
Sh Fu’aad Xaaji Nuur oo baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaya Gobolka Sool.[Video]
(October 23, 2018)
Boosaaso:-Sh fu'aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka mid ah culimada Somaaliyeed eek u nool magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa uu baaq nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku d
Kooxda ISIS (Daacish) ee Soomaaliya oo dhexdooda is laayey.[Akhriso]
(October 23, 2018)
Warar ay BBC ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyey in ku xigeenkii kooxda dawladda islaamiga (Daacish) ee Soomaaliya, Mahad Macallin, lagu khaarajiyey magaalada Muqdisho. Isha ugu weyn ee
DFS oo loogu baaqey in ay soo fara geliso Dagaal Beeleedka ka socda Gobolka Sool.[Video]
(October 23, 2018)
Laascaanood:-Gudiga Dhexdhexaadinta Beelaha walaalaha ah ee dagaalku ka dhex maray ee Koonfurta gobolka Sool oo la hadley Warbaahinta galabta ayaa si cadho leh ula hadley Xukuumada S/land eedaymana u
Madaxweyne Farmaajo oo faray Xukuumadda in ay sii dardar geliso baahinta Adeegyada Bulshada
(October 23, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in Golaha Xukuumadda looga baah