Wasiirka Maaliyadda Puntland Oo U Jawaabtay Wasiir Beyle (Akhriso)
(October 25, 2018)
Garoowe:-Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka maaliyadda dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa waxaa lagaga jawaabay qoraalkii shalay ka soo baxay xafiiska wasiirka maaliyada DFS kaasi oo
Madaxweyne Gaas oo so xiray Shirka Madasha Iskaashiga (Masawiro)
(October 25, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 25 Oct 2018 soo xidhay shirka 4-aad ee Madasha Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Fadaraalka
Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland oo ruqsadii kala noqotay Tv-ga SBSTV
(October 25, 2018)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxday Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba waxaa lagu cadeeyey in ay ruqsaddii kala noqotay Telefishin lagu magacaabo SBS TV Wasaarada warfaafinta
Madaxda dowlad goboleedyada oo shirkii Garoowe ka soo saaray Warmartiyeed (Akhriso).
(October 25, 2018)
Garoowe:-Waxaa goor dhawayd la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda maamul goboleedyada dalka kaas oo ka socday magaalada Garoowe wuxuuna socday mudo Afar maalmood ah .Shirka golaha iskaashiga Maamulgoba