Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo Qoraal jawaab ah u diray Aqalka Sare (Akhriso)
(October 31, 2018)
Muqdisho:-Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa soo dhoweeyay dadaalka uu hormuudka ka yahay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya , kaasoo lagu xalinayo khilaafka ka dhex aloosan DFS