Galmudug oo joojisay in Shirar siyaasadeed lagu qabto magaalada Cadaado (Akhriso)

October 10, 2018 - Written by Editor

Cadaado:-Maamulka Galmudug ayaa waxaa uu ka joojiyey magaalada Cadaado in Siyaasiyiinta Galmudug ay ku qabtaan shirar siyaasadeysan magaalada Cadaado ka dib markii Khilaafka Galmudug uu cirka isku shareeray.

Guddoomiyaha degmada Cadaado ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Xaaf ayaa amaray qeybaha kala duwan ee bulshada Cadaado iyo hay’adaha amniga in magalada Cadaado aan lagu qaban karin shirar siyaasadeed oo aan Galmudg wax ka hayn oo aysan ogeyn .

Amar

Image 1 of 1

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online