Madaxweynaha Galmudug oo eedeyn u soo jeediyey xubno ka tirsan DFS

October 16, 2018 - Written by Editor

Cadaado:-War murtiyeed oo ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf , ayaa waxaa lagu sheegay in Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan DFS ay faragelin ku hayaan Maamulka Galmudug.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa qoraalkiisa waxaa uu ku soo bandhigay magacyada xildhibaannada iyo Wasiirrada ka tirsan DFS ee faragelinta ku haya maamulka Galmudug.

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online