Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay wafdi ka socda Hay’adda WFP magaalada dhuusomareeb (Masawiro)

October 1, 2018 - Written by Editor

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa uu ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda WFP.

Wafdiga ka socday Hay’adda WFP ayaa waxaa ay kormeer ku tageen xarumihii ay ka dagi lahaayeen Magaalada Dhuusamareeb oo la filayo in ay dhawaan halkaas ka howlgalaan .

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle xaaf ayaa markii uu kulanka la qaatay wafdiga ka socda Hay’adda WFP wuxuu sheegay in xarunta weyn ee Hay’adda WFP ay noqon doonto Magaalada Dhuusameeb .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online