Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye Xigeenka Xasilinta Caasimadda Puntland

October 14, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku magacaabay xeer Madaxweyne Lr 150 14 Oct 2018 taliye xigeenka Xasilinta Caasimadda dawladda Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay; Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu arkay; Aqoontiisa iyo khibraddiisa shaqo.

Markuu tixgeliyey: Tala soo jeedinta guddoomiyaha gobolka Nugaal.

Wuxuu Xeeriyey.

1. Waxaan G/Sare Cabdixamiid Maxamed Dirir loo magacaabay Taliye Xigeenka Xasilinta Caasimadda Dowladda Puntland.

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

-DHAMMAAD-

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online