Mooshinka ka dhan ah Madaxweynaha Hirshabelle oo loo gudbiyey Gudoonka Hirshabelle

October 5, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa caawa u gudbiyay guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle mooshin ka dhan ah Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle ayaa aqbalay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ,Xildhibaanada ka gudbiyey mooshinka Madaxweyne Waare ayaa waxay tiradooda ku sheegeen 57 xildhibaan .

Xildhibaanada saxiixay Mooshinka ayaa ku eedeeyeen Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare xil gudasho la’aan. iyo ku tagrifal awoodeed.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online